Beenta meydiga ayaa iska badan ee dalkaan ha badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin
Shaqo ciyaal ayey ahayd in ciidamo qoryo gacmeed wata in Diyaarado laguqaado loodiro Raasgambooni,waa in loo gurmadaa ciidanka,Axmed madoobana B-tp2 qolkiisa kudhex arkaa.Tlf.lagaxiraa axmed madoobe laftigiisa.
Sheikh shariif a u shaqeysa nabad sugida wa inay ku xiraan ,kuna garaacaan in lagu so daayo haka yaabin markaan, sidii marki hore e can ka ku noqotay wa lay xiray
Xusenow waxaad raadineysa in xabsiga liinta ku cabtid hey ada nabad sugida iyo nsirdonka qaranka ee NISA huseyñ ma ahan wariye ee waa jajus cadowga u shaqeyo ee talabo sharciga waa faqsan halaga qaado
Ciyaalka yaryar ee xasan munaafaq uu geeyay meesha go,doonka ah ee raaskamboni meeshooda ayaa lagu cunayaa wiilasha yar yar ee raaskamboni la geeyay in la go,doomiyo kaliya ayaa ku filan sidii cows weyne ay ugu dhamaadeen ayay ugu dhamaanayaan ciidan yar oo diyaarad lagu geeyay raaskamboni maxay sameyn karaan markii baahi iyo oon ay u adkeysan waayaan inay is dhiibaan ayay ku qasban yihiin xasan munaafaq wuxuu ka naxayo ma jiraan because wiil uu dhalay kuma jiro xasan munaafaq dalka iyo dadka allaha ka qabto
Waxaasi sheeko weeye, wax ka soconaya ma jiraan, Buurgaabo lagama xiro karo, waa ii dheh, isgaarsiintuna DF ayaa maamusho, shikadahana waxba kama qaban karo.. Aan eegno siday ku suurtowdo..
Waxaa tahay mucaaarad ama dabaal aan waxba ogeeynin sababta Hal dhinac ayaa warka kaqaadatay waxaan kadhigtay War sax ah uman yeelin wax afeefo wariyayaasha waxee yiraahaan Markey Hal dhina warka kaqaataan maxa qijin karno lkn adi ma dhihin adi horta horta mataqaanaa cida dalka xukunto bad iyo Bari masa ogtahay isgaar siinta in lagaxukumo xamar axmed asagaa taleefankiisa Lahiri karaa ee ced oo Kadiri karo majirto adi markà leedahay halis ayee kujiràn ciidanka aya Maa kuu sheegay adi ma raas gabooni tagtay yaa kuu sheegay waalagà rabaa
No one can scape the justice.Ax md waa in uu Mesha baneeyaa oo uu hor dhaafaa ummada somaaliyeed iyo waliba dadka degen jubooyinka,waa la soo dhaafay waqtigii qabqable.cidna caqabad kuma noqon karto dowladnimada.
Nasiib daro dowlad goboleed ka awood bdan dowlada dhexe si kasto hala isku hayo lkn sidaan ma ahan wax qaran jira o xur ah ka jiri karta allow adigaa inoo maqan markii gobal gobal noola qeebiyay in ay tan camal dhaceyso waa wax kaliyaha umada soomaliyeed lagu kala dili karo
Adiga maxaa ku galiyey Arimaha ciidanka doowlada Wariye ma tihid waxaa tahay qof diidan doowladnimada
yaahuu alle magan asc xusen yare
Jubaland guul Masha Allah
Stupid people
Beenta meydiga ayaa iska badan ee dalkaan ha badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin
🥺..🥺..🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Ilaahay ayaa dhibka qaado ee waxaan ilaahay kaaga baryaa in addoomihiisa kuu soo adeejiyo, xalada ku heysatona kaa saaro.
Jubaland guul Inshaallah ❤❤❤
Birri warkalaan kaa sugaa
Maamulihii Hotel Maka Al Mukarama meeshuu maraa maraysaa goor dhow
Axmed madoobana guuuli😂😂😂
﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يَظْلِمُ النَّاسَ شَيْئًا وَلَٰكِنَّ النَّاسَ أَنفُسَهُمْ يَظْلِمُونَ﴾
[ يونس: 44]
( ILAAHAY WAXBA KUMA DULMIYO DADKA
EE DADKII IYAGA NAFTOODA DULMIYA )
Beenta iyo fool xumada ay ku hadlayaan
Suurat Yuunis 44
Hussein waxa isku bedeshey dumo shegay, dumadan ad shegeysid jooji, dumo ad horbodeysi jooji
Anba dhamay qadhaadhkee waa inaad dhandhamisaa
Shaqo ciyaal ayey ahayd in ciidamo qoryo gacmeed wata in Diyaarado laguqaado loodiro Raasgambooni,waa in loo gurmadaa ciidanka,Axmed madoobana B-tp2 qolkiisa kudhex arkaa.Tlf.lagaxiraa axmed madoobe laftigiisa.
Sheikh shariif a u shaqeysa nabad sugida wa inay ku xiraan ,kuna garaacaan in lagu so daayo haka yaabin markaan, sidii marki hore e can ka ku noqotay wa lay xiray
Weriye abgaal ah oo diwladda dan qaran sumcad xumaynaa,wuxuu ja shaqayn dowladdan wanaagsan isaga oo dalbanaaya dowlad xaburin wuu helayaa.caqliga duhurkii.
Xasan siduu muqdisho dhulkeda ugatay buu raba in jubalnd ugato lkn dhici meyso jubalnd rag baa kunol
XASAN SHIIQ SAAS MUU KU RABAA QOF IYO COD WLH IN AYSAN HAL QOF USOO BAXEYNIN EE ALLAHA NAGA HORWAREEJIYO
Ina aabo kismayo waxaannkudaranaa itoobiya ama keenya anaka soomaali manihin kulahaa mid axmed madoobe lashaqeeya.
Qulada axmad madoobe oo ah aanjiray godoomiyaha kismaanyo oo ay kaka dhonteen istaafkiisii
Juabaland guuul masha allah❤❤
Sida Loma hallo sxb dawlad didka madam somaliyaaa
Abgal hada kahora waxeydhihen isqaa d kuduulo doonimeyano lakin hada waxeydhahen ogaadan kuduulo diidamayeno eogada
Guul jublaaan xasan shiikh xadhoco
Marka horaba qalad lokenay in meel nabada colad laga bilabo jubalnd waa kusaxantahay
Xusenow waxaad raadineysa in xabsiga liinta ku cabtid hey ada nabad sugida iyo nsirdonka qaranka ee NISA huseyñ ma ahan wariye ee waa jajus cadowga u shaqeyo ee talabo sharciga waa faqsan halaga qaado
Duqayn ha u duraar garowaan Argigixisada JL ka hawlgasha ee Axmed madobe uu hogamiyo
XASAN MUNAAFAQ TALADIISII WAA KAAS XASAN XUMOOW XILKA YAA NOOGU DHIIBAY
Hadey buurta saartaan
Waa laduqeynaa iyagana
Ciyaalka yaryar ee xasan munaafaq uu geeyay meesha go,doonka ah ee raaskamboni meeshooda ayaa lagu cunayaa wiilasha yar yar ee raaskamboni la geeyay in la go,doomiyo kaliya ayaa ku filan sidii cows weyne ay ugu dhamaadeen ayay ugu dhamaanayaan ciidan yar oo diyaarad lagu geeyay raaskamboni maxay sameyn karaan markii baahi iyo oon ay u adkeysan waayaan inay is dhiibaan ayay ku qasban yihiin xasan munaafaq wuxuu ka naxayo ma jiraan because wiil uu dhalay kuma jiro xasan munaafaq dalka iyo dadka allaha ka qabto
Waxaasi sheeko weeye, wax ka soconaya ma jiraan, Buurgaabo lagama xiro karo, waa ii dheh, isgaarsiintuna DF ayaa maamusho, shikadahana waxba kama qaban karo.. Aan eegno siday ku suurtowdo..
Ya isagarayweli xasan mandooriye maha ninfadhiyo
Laxoow ciidanka aad sheegayso xagee maray baabuurta ma doomo la saaray 280km oo shabaab joogo miyuu ahmed maray 😂
Soomaali hadaad kadhalatay , cadow kale uma baahnid. War Soomaaliyeey goormaad dagaal ka ilbixi doontaan???
Bissinkah, Madaxweyne Xasan Sheekh
Waxaa tahay mucaaarad ama dabaal aan waxba ogeeynin sababta Hal dhinac ayaa warka kaqaadatay waxaan kadhigtay War sax ah uman yeelin wax afeefo wariyayaasha waxee yiraahaan Markey Hal dhina warka kaqaataan maxa qijin karno lkn adi ma dhihin adi horta horta mataqaanaa cida dalka xukunto bad iyo Bari masa ogtahay isgaar siinta in lagaxukumo xamar axmed asagaa taleefankiisa Lahiri karaa ee ced oo Kadiri karo majirto adi markà leedahay halis ayee kujiràn ciidanka aya Maa kuu sheegay adi ma raas gabooni tagtay yaa kuu sheegay waalagà rabaa
Drone aa ku filan hubkeey diyaariyaan Guul Somaliya Guul Xasan Shiiq
Sayidka ❤😂😂😂
Waa lagu sugay waliba inlagu gubo ayaa waxan
CIYALKII BARAHA BULASHA BUUB BUNINTA KAWEDEY AWEY 😁😁😁😁😁💪💪
Guuuuuuul booliska somaliyeet
😂😂😂😂😂 Beyraqdar ayaa ka adeeganeeyso waxaas
Janankii awooda badnaa😂😂😂 Ar Soomaaliyaa
War dawladi majirtee waa mooryaan mooryaan soo dirsatay maxaa kasoo horeeyay
Dowlada waxaa laga rabaa cid kasto oo bonbonisa madoobe hala soo qabtu
😁😁😁😁😁
NIN AAD FADHI KAGA ADAGTAHAY LOMA SARAJOGSADO
XASAN IYO XAMZE INTASEY RABEEN WEYNA HAYAAN MANTA 😁😁😁😁😁😁
Beelow dowlad diyaar ayay heestan
Cidankaan waxuu isku dhiiwi doonaa shaaabaaab ama jubaland
Ma ilwday diyaradaha milatariga ee daronka ama heli kabtarka
Waa iska mooryanimo. Wadanka dowlad ayaa ka jirta, Waqtigii isbaarada iyo moryaan meel iska heesta waa laga gudbay.
Maleeshiyada xasan meesha ayaa lagu wadi aasidoonaa.
😂😂😂 maxaa geeyey raaskaambooni markii hore ha adkaystaan inta lasoo qabqabanayo mooryaanta😂😂😂😂
Suug maa diyaarad soo ridaa😂😂😂
Haddii uu Axmed madoobe xirikaro Talefoonada qaybkamid ah waddan asagaaba Dawlad ka ah waddanka.
System Hormuud iyo Som tel KIsmaayo degan ayuu ku amra inay damiyaan waa howl xoog ah
D rkoii 8:03 fu99 8:04 hi😊
Deegaanka kalabaro sxb
Buurgaabo 60 klmtr ayey ujirtaa
Warbeenta dhaaf buur gaabo cidanka dowlada haysta
No one can scape the justice.Ax md waa in uu Mesha baneeyaa oo uu hor dhaafaa ummada somaaliyeed iyo waliba dadka degen jubooyinka,waa la soo dhaafay waqtigii qabqable.cidna caqabad kuma noqon karto dowladnimada.
Kuwaa waa xayirantihiine adiga aan u malaynaa inaad banaanka joogtide oradaa Ahmed meesha dhaafi kkkķk.habar fadhida laudanum la fududaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Beenaale caan baxay
Dowlada waxay heysataa diyaaradaha duuliyaha lahayn bayrakhdaar tb2
Kuwaas turki ayaa leh
Xusen sidaan miyaa kuu dambeysay iscadey
Waa marki diyarado lagu rusheyn laha aaway diyaaradihii dagalka masar hala rusheeyo waa nabar kuwaas
Markii hora maxay done fududka Inna suban sabriye waa filayey isaga nolol axmed ha soo qabto
Xasan waa loo yaa baa
Kambeynka shariifka managadhaftid sxpow
Jubaland xaq ayey u leedahay inay isdifaacaan. Waa hawiyo weerar ku ah beelweynta Daarood
Guul jubbaland. Kooxdii karaan dhuusada ka socota
Benalahan waa in xabsiga ladhiga oo ciidanka niyad jab aan jirin iyo borobogando sameynayo sidey ciidamadu uniyad jaban lkn ciidankusan waxba kagaraneyn ciidan war isgarsintodu waa ugaar meley ku godomi karana maba jogan dhul weyn ayey degen yihii markii hore ayeyna waxaas ciidamadu kabaran degan mashacan ayaad umaleysay war xabsiga hala dhigo afaro ciidan ayuu galay oon logu telagelin saxafad
Guul jubalaaln
ma ogtahay in badhaadhe inshabaab joogo oo wax la jari karo
XASAN SHEQ INTU AQALADA KASARTO UMADA MASAKINTA AH CARADA RABI HAKU DHACDO WIXI UMADA DHIBA
😂😂😂 ahmed dhuxul xayeysiis ayaad usameyneysaaa....
Hhhh wax ee ridi karaan ma leh ayga ayaba faraha wadnaha ku hya
Guul axmed maxamed
Jecliyaa hadal bay joogtaye maantay halkaan rabay Tanganyika tahay,,,xasan xoolo oo jilbaha dhulka loo dhigay baa ii muuqa wiil kumade ka baro dadka
Nasiib daro dowlad goboleed ka awood bdan dowlada dhexe si kasto hala isku hayo lkn sidaan ma ahan wax qaran jira o xur ah ka jiri karta allow adigaa inoo maqan markii gobal gobal noola qeebiyay in ay tan camal dhaceyso waa wax kaliyaha umada soomaliyeed lagu kala dili karo
sidii hargeeysa halooladhaqmo kuwaan hadiikale bare hiiraale halooguyeera isagaa garane
Bare ahiiraale waaba Dhulkiisee Xassan Xumow Xagee uu xukumaa kuwii uu Xukumay sow kuwii xaley saqdhexe ka burburiyey xero Kaluunka Car Hasoo Haweesto tabar Maleh Xassan Xumow
Guug ogadeenyo 🇬🇲🫡
War ileen Kane meyd
bayrakdar ayaa loo soo wataa suuga oo meel la geeyey la waayey ayaad arki doontaa
Propaganda iyo been birina waa lay xiray dheh🤷🏾♂️
Warka iska hubi Dameeryahaw
😂😂😂😂war niyahow wax kale ma weyse saan bunbuunin wey dhaaftay😂
Ciidanka dowlada buu bunbuun jire marki hore hada se xaqiiqdu ka hadle ciidanka jubaland ciidan naxa ma aha walahi maqaar diirato waye😅
@ 😂😂😂ma anfacayeee
Beeloow
Shekadi shabaab miyaa gacodoominta
Warbbeenta nagala tag kkkk
Beenlow aya tahay oo mucaarad ah cirka aya laga doqeynaya waxaa argagaxiso ah
😅😅😅😅
Kkkk hadan ka qadanenaa hubkoda ee Axmed madowe
Futada xasan kirsten oo baqati uu suujada reer bahane beenlow
Dawlada mesha Matalan was tuugo is arursatay oo dhul bob kuwashay
BEENLOW MA GUDDOOMIYE GOBOLEED MIYAA ISKA CELINKARA DAWLAD OO XOOG LEH
Beenaaale
Xuseenow waxaad faafee waxaadan ugeeyn
Adiga Sakiin Liq
war min yahoow adiga beenta in illaah caravan timeeysy sooma ogid
not true
Guul iyo gobanimo Somalia
Viewska dhibaatadabuu leeyahy waxaa ka mid ah in aad sheeko mala awaal ah aad alifto si dadku u xiiseeyaan beentaada
Kkkkk oo xageey kakeeneen
Oo suug intee ka Gali karaa drons beenta ka daa